Skip to playerSkip to main content
  • 8 years ago
Caanaha Ruux aan Wadaagnay
Waabayda u laaqi Maayo
Anoo Wadi kara Santiisa
Xumaan u Walwaali maayo
Wanaag anigoo karaaya
Waxyeelo u Quudhi Maayo

Hees cusub aniga iyo walaashey Amina Jamac Dhabar
Ereyadii Abwaan Carafaad
Full video ka daawo tusmofilms

Category

🎈
Fun

Recommended